Taabashada dumarka miyay la mid tahay siigada
Su’aasha:
Asc wll aniga waxaan ahay nin dhalan yaro ah
Wlahi in mudo ah ayaa iigu dambaysay waxaan is baranay gabar fabartii ayaa maanta aaday waan wada shaykaysanay waan shu shumiyey waan taab taab tay hab ayaan siiyey waana meel wado ah oo guriga maahan mana ka sinay san lkn markaan kasoo tagay ayaan waxaan isku arkay qoyaan yar guriga ayaa imaaday buumihii ayaan fiiriyey waa caadi markaan kaadiyey ayay soo daatahay qoyaan aan waligay arag qoyaan aan dhaqmeen kaadida ka dib ilaa xoogaa ayuu iska socdaa waligayna ma arag waxaan oo kle maxaa wye wll
Mida kle taas oo kle siigo mala dhihi karaa
Ama siigo ma la mid tahay
Mida kle markaan gabar aan shukaansanayo markaan socodkeeda arko guskayga wuu taag maya hadaan ka jees tana wuu damayaa ayadana maxaa la dhihi karaa
Taas oo kalana tabar dari ma ii keeni kartaa
Mahad sanid
