Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah

Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah

Su’aasha:

Asc walaal waxan rabaa inaad iga jaahilbixiso waxaan dareemaa kacsi badan oroortii marka salaad subax kadib hurdada aan ku laabto waxaa maskaxda iga soo galo gabdhaha xaafada mararka qaar geedka waxaan ku riixaa sariirta sidaas ayaab ku biyabaxaa anoo niyada ku hayo gabdhaha xaafada waliba kuwa ugu qurxda badan oo barida weyn leh taas siigo miyaa la dhihi karaa mise waa riyo wax u eg.

Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah
Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah

Jawaabta:

Taas waa nooc ka mid ah caadada sirta, waxaana keenaya kalinimada ama qofka oo firaaqo ah.

Waxaa lagaa rabaa inaad isku mashquuliso wax kale kaaga wanaagsan arrintaas.

Marka aad dumar niyadda soo galiso  adoo jirkooda ku raaxaysanaya waad kacsanaysaa.

Taasna waxay kuu keenaysaa inaad biyaha shahwada iska keento.

Waxaa laga yaabaa inaad xumaan sii raadiso

Marka waxaa kugu habboon in wax kale oo fiican aad ku mashquusho oo shaydaanka aadan u oggolaanin inuu kugu cayaaro.

Dareenka kacsiga salaad subaxa kadib waa wax caadi ah, raga oo dhan way dareemaan laakin qofka wanaagsan ma raaco hawadiisa.

 

Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta

qooqa raga subaxdii
qooqa raga aroortii

This is a kind of secret habit, and it is brought about by loneliness or a person who is free.

You are required to occupy yourself with something else that is better for you.

When you put women in the mood by enjoying their bodies, you become aroused.

This also causes you to produce semen.

You may continue to seek evil

So it is better for you to occupy yourself with something else that is good and not allow the devil to play with you.

The feeling of arousal after morning prayer is normal, all men feel it, but a good person does not follow his whims.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More