Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba

Su’aasha:

asc dhamaan naagta aan kacsiga lahayn maxaa u roon oo la siin karaa cuntada nafaqada leh nagaha ma kicin kartaa, ma jiraan astaan oo naagta lagu kasi karo inay qooqan tahay iyo marka ay galmo u bahan tahay, xaaska intee jeer ay rabtaa habeenkii raaxada nagaha buuran iyo kuwa caataha ah isku kacsi miya, su’alahan igasoo jwaba.

Su'aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba
Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba

Jawaabta:

Kacsiga cunto kuma xirna asal ahaan wuxuu u noqonayaa hormoonada jirka oo Ilaahay ku abuuray naagta, cuntada way kordhisaa kaliya, marka haddii dhibaato ay ka jirto hormoonada jirka kacsiga naagta waa ku adag yahay, xataa haddii ay cunto fiican cunayso.

Teeda kale naagta kacsan calaamooyin badan ayaa lagu garan karaa waxaa ka mid ah calaamadaha, dhacaanka xubinta taranka, iyo ibta naasaha oo adkaata, iyo jirkeeda xaadada ka istaagto, sidoo kale shiirka kilkilaha iyo  garaaca wadnaha oo neeftuurka la socdo.

Xaaska inta jeer ay u baahan tahay galmada waxay ku xiran tahay siday tahay awooddeeda kacsi naago waxaa jira dhowr jeer u baahan qaarna maba ka helaan, Qaar waxaa jira dhowr jeer biyabaxa marka galmada ku socoto.

Naagaha buuran iyo kuwa caatada ah inta badan waxaa kacsi badan dumarka dhuuban, taas waxay u noqonaysaa xididaha dhiigga, dadka dhuuban baruur ma laha oo reebayso socodka iyo qolqolka dhiiga, sidaa awgeed dhiiggooda si dhaqsi ayuu ku gaaraa xubnaha taranka rag iyo dumarba, laakin hablaha baruurta leh sidaas ma aha, inkastoo la heli karo naag buuran hadana kacsi badan.

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

 

قال بعض العارفين وأظنه الجنيد كما أن النساء حبائل الشيطان فهن حبائل العرفان إذ قد يتوصل العاقل من عشقهن إلى معرفة مبدعهن لأن المقدمات الصريحة تنتج الأغراض الصحيح وبالحري من أمعن النظر في مخلوق زائل ترقى عند معرفة غايته إلى دائم فاعل وهذا مثل قولهم الرياء قنطرة الاخلاص.
عن ابن عباس قال لما عتقت بريرة وكان زوجها حبشياً وفي رواية اسود وخيرت فاختارت الفسخ جعل يطوف في المدينة باكياً يترضاها فقال لها رسول الله صلى الله عليه وسلم لو تزوجته فقالت إن أمرتني بذلك فقال لا آمرك ولكني شفيع وقد أخرج القصة البخاري، وفي تتمة ذيل الأماني للقالي عن ابن الأنباري قال دخلت على إبراهيم بن محمد وقد سامته جاريه له البيع فأجابها وكان يحبها فأنشد:
أبت الغداة بوصلها غدّار … فدموع عينك لا تجف غزار
واستبدلت بك صاحباً ومؤانساً … وكذا الغواني وصلهن معار

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More