Site icon Daruur درور

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Su’aasha:

Waxaan Ahay Qof Ay Siigadu Noloshiisa God Madow Ku Riday Dhinacyo Badan Ayay Iga Saamaysay Inkastoon Halkan Kuugu Soo Wada Koobi Karin Waxayna Saaid Usii Saamaysay Jidhkayga Oo Ay Baabisay iyo Xubinkayga Taranka Dareenkaygii Dabeeci Ahaa Isaga Waan Is Daynay Xitaa Waxyar Oo Kacsi Ah Hadaan Dareemo Biyaha Ama Shahwadu Dhaqso Ayay iiga Timaadaa Anoona Waxna Samayn Hada Siigada Waxaan Kasii Maqanahay Sadex Sano Inkastoon Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray Oon Hada Garanayn Inta Sano Een Soo Waday Imika Sadexdaa Sano Een Kasii Maqanahay Wali Wax Is Badal Ah Iskuma Arag Nafaqo Iyada Ma Awooda Ha Yaraato Ama Ha Badnaatee Markaa Hada 23jir Ayaan Ahay Sidaydii Hore Miyaan Kusoo Noqonayaa Mise Sidaa Ayaan Ahaanayaa Oo Dhibaatooyinka Aan Kadhaxlay Waa Kuwo Ila Socon Doona Ilaa Inta Noloshayda Ka Hadhan
Jawaab Wanaagsan Ayaan Kaa Rajaynayaa Dr Mahadsanid❤

Su'aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno
Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Jawaabta:

Walaal su’aashan mid la mid ah wax badan ayaa laga jawaabay, webka daruur ayaa ka raadin kartaa qeybta laga raadiyo su’aalaha linkigan ayaad ka gali kartaa:

 

Brother, this same question has been answered a lot, you can search the web in the search section of the questions at this link:

https://daruur.com//?s=

Exit mobile version