Su’aal ku saabsan guurka qarsoon iyo dalaaqa bidciga

Su’aasha:

Asc wrx wbrt

Dalaaqa bidcada

Waaridka ma ogolo
Hadi a qaadan lahaa kuwa fadwoda
Ilmaha aabahod ma ogolo
In a soo gursado o bidcada kuwa fadwadodo aamin sanaharkka

Aniga 4 ciyaal nin kale
Ma rabo ina hoos Geyo

Waaridka iyo ninka
Midkee baa qaataa
?
Hada nin gursado
Aabahey ima ogolo Ilmaha aabahood
Abo yurub ila joogo
Ma qudba sireysan karaa Ilmaha aabahod
Guur kadib qaabke ku so celi karaa
Fatwada hada qaato waridka
MacSi kula jogta i leyihin
O somali bes e kasaayaan
Waxa fadwada bidcada qabo wa carab
Qaabke uga dhaadhaciyaa
Talo isiiya Talo wa tii ale
Asc wrx wbrt

Su'aal ku saabsan guurka qarsoon iyo dalaaqa bidciga
Su’aal ku saabsan guurka qarsoon iyo dalaaqa bidciga

Jawaabta:

Walaal arrinta aad bay isugu tafan tahay waxaa fiican in labadaada waalid lagu qanciyo in culimada qaar ay qabaan dalaaqa bidciga inuusan dhicin si loo helo xal oo ilaalinaya gurigiina oona ilmahaas xaqooda dhowraya, haddii mad’habka culimada ay u badan yihiin oo ah dalaaqa bidciga inuu dhacaayo waxaa waajib noqonaysa in nin kale ku guursado markaas kaliya ayaad u noqon kartaa ninkaaga hore midka labaad marka uu kusoo furo oo aad ciddada dhamaysato kadib.

Waxaan kula talinayaa inaad raadiso wadaaddo soomaaliyeed oo waalidkaaga u sharxaya mowqifka ku haysta si gurigaas loo ilaaliyo.

Khudbasiraad inaad ku guursato waa laga fiican yahay inkastoo culimada qaar ay qabaan naagta garoobta wali la’aan inay is mehrin karto.

 

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More