Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan
Marka ay isku dhaceen dowladda Soomaaliya iyo midda Kenya.
dad badan soomaali ayaa dowladda Kenya ku taageeraya baraha bulshada.
taasna waxaa keentay sababobadan waxaa ugu muhimsan nacaybka iyo qabyaaladda
Farmaajo iyo soomaalinimada kala saar, dalkaaga waxaa la rabaa inaad garab istaagto.
muuqaalkan daawo arag gabar si fiican uga hadashay dadkaas waanona usoo jeedisay