Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19.

Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar ahaa wadada dekada Qalalan sidoo kale waxey komeereen Hospitalka Martiini oo kamid ah goobaha loogu talagalay in lagula tacaalo dadka uu ku dhaco Cudurka magaciisa loo yaqaano COVID-19.

Xigasho: Gobolka Benaadir

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More