Somali English Dictionary Download Here is a free PDF file
Somali English Dictionary Download Here is a free PDF file

A book with a thousand English words can be downloaded here
This book is a valuable book, it can help a person learn English.
Written by Abdi Wahid Ahmed Ali.
It has been translated into Somali English words, it is a concise Somali English dictionary.
It is very useful for Somali students who attend schools and universities.
Many people are looking for this book.
You can download it here as a PDF file and it is free
A Somali English dictionary with important words that you can learn from many aspects of the English language.
As is known, when a student takes lessons, he needs a dictionary to use for important vocabulary.
Download Here is a free PDF
Qaamuus English Somali halkan kasoo degso waa free asoo pdf ah
Buugga kun erey English ku qoran yihiin halkan kasoo download garayso
Buuggan waa buuq qaali ah, wuxuu ka baran karaa qofka afka ingiriiska.
Waxaa qoray Cabdi waaxid Axmed Cali.
Waxaa loo tarjumay ereyada igiriiska af soomaali, waa qaamuus soomaali English oo kooban.
Wuxuu aad wax ugu taraa ardayda soomaaliyeed oo iskuulada iyo jaamacadaha dhigta.
Dad badan ayaa aad u raadinaya buuggan.
Halkan ayaad kasoo degsan kartaa asoo PDF file ah waana free
Qaamuus English Somali oo ay ku qoran yihiin ereyo muhiim ah oo aad ka baran karto dhinacyo badan ee afka igiriiska.
Sida la og yahay qofka ardayga markuu casharo qaadanayo wuxuu u baahan yahay qaamuus uu u adeegsado ereybixinta muhiimka u ah.