Sodohda oo guriga laydh galinaysa
Sodohda oo guriga laydh galinaysa
Riyada:
Asc waxaan kuriyoday soduhday oo gurigayga hagajinaysa laydhka galinaysa oo gurigayga dhextasgan oon leeyahay hooyo laydhkii ayay noo hagajisay inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir

Fasirka:
Waa riyo tilmaamayso gurigiina inuu hagaagayo oo uu noqonayo guri toosan
Laydhkaas wuxuu tilmaamayaa isfahan iyo jacayl.
Waxaa laga yaabaa inay noqoto sodohdaada qof aad u wanaagan oo ka shaqaysa wanaagga
Halkan ka daawo riyada qorraxda
It is a dream that indicates that your home will improve and become a straight home.
That light describes isfahan and love.
It may be your mother-in-law a very good person working for the good