Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Su’aasha:

waxan ahay wiil 22 jir ah gabar ayaan ka sinaysatay gabadha waa dhilo rag badan aya u taga waxan u tagay anoon xiranayn kondom marka aan kaso tagay waxan ka baqaya aydhis inaan ka qaado waswaas ayaan ka qaday maxaan sameeyaa ila taliya.

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya
Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa inaad gashay dambi weyn oo la dhaho sino, waa dambi u baahan inaad ka towbad keento, qofka aan ka towbad keenin naar ayuu ku gali karaa.

Marka aan usoo noqono dhinaca aydhiska, haddii gabadhaas xun ay aydhis qabto way u badan tahay inaad ka qaaddo cudurka aydhiska, maxaayeelay aydhiska galmada waa laykaga qaadaa.

Teeda kale guud ahaan sinada cudur badan ayay keeni kartaa siiba marka naagta ay tahay naag nin kaste fuulo sida musqusha oo kale, waxaan ku dhihi lahaa ka towbad keen falkaas mar kalana ha u laabanin, haddaad awooddo guurso haddii kale wax kale isku mashquuli.

 wuxuu yiri:

(وَلَا تَقْرَبُوا الزِّنَا ۖ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَسَاءَ سَبِيلًا)  الإسراء (32)

(Ha u dhowaanina sinada maxaayeelay waa faaxisho waddo ahaanna way xun tahay)

Diinta silaamka sinada waxay kala siisay heerar kala daran xadiiska kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim oo laga wariyay ibnu mascuud.

عَنْ عَبْدِ اللهِ قَالَ: سَأَلْتُ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: «أَيُّ الذَّنْبِ أَعْظَمُ عِنْدَ اللهِ؟» قَالَ: «أَنْ تَجْعَلَ للهِ نِدًّا وَهُوَ خَلَقَكَ»، قُلْتُ: «إِنَّ ذَلِكَ لَعَظِيمٌ»، قُلْتُ: «ثُمَّ أَيُّ؟» قَالَ: «وَأَنْ تَقْتُلَ وَلَدَكَ تَخَافُ أَنْ يَطْعَمَ مَعَكَ»، قُلْتُ: «ثُمَّ أَيُّ؟» قَالَ: «أَنْ تُزَانِيَ حَلِيلَةَ جَارِكَ» [متَّفق عليه: أخرجه البخاري (٤٤٧٧)، ومسلم (٨٦)].

Waxaa laga wariyay ibnu Mascuud wuxuu yiri: waxaan weyddiiyay nabiga (SCW) “dambigee ugu weyn Alle agtiisa?” wuxuu yiri: “inaad Alle shirki u yeesho asoo ku abuuray”, waxaan iri: ” taas way weyn tahay” waxaan iri: “kaddib kee?” wuxuu yiri: ” inaad disho cunuggaaga adoo ka baqaya inuu wax kula cuno” waxaan iri: “haddana kee?” wuxuu yiri: ” inaad la sinaysato xaaska deriskaaga”.

يتبع الذنب أعظم من الذنب إذا عملته، قلة حيائك ممن على اليمين وعلى الشمال – وأنت على الذنب – أعظم من الذنب،

وضحكك وأنت لا تدري ما الله صانع بك أعظم من الذنب، وفرحك بالذنب إذا ظفرت به أعظم من الذنب، وحزنك على الذنب إذا فاتك أعظم من الذنب،

وخوفك من الريح إذا حركت ستر بابك وأنت على الذنب ولا يضطرب فؤادك من نظر الله إليك أعظم من الذنب،

ويحك هل تدري ما كان ذنب أيوب فابتلاه بالبلاء في جسده وذهاب ماله؟ استغاث به مسكين على ظالم يدرؤه عنه، فلم يعنه، ولم ينه الظالم عن ظلمه، فابتلاه الله.
قال الإمام أحمد: حدثنا الوليد قال: سمعت الأوزاعي يقول: سمعت بلال بن سعد يقول: لا تنظر إلى صغر الخطيئة ولكن انظر إلى من عصيت.
وقال الفضيل بن عياض: بقدر ما يصغر الذنب عندك يعظم عند الله، وبقدر ما يعظم عندك يصغر عند الله.
وقيل: أوحى الله تعالى إلى موسى، يا موسى إن أول من مات من خلقي إبليس، وذلك أنه أول من عصاني، وإنما أعد من عصاني من الأموات

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More