Site icon Daruur درور

Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa

Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa

Siigo marka la sheego caafimaadka ayaa la sheegaa.

caafimaad iyo siigo xiriir weyn ayaa ka dhexeeya.

dadka siigada badsado waxyaalo badan ayay u keenaysaa.

waxaa ka mid ah jahwareer iyo fikir daran iyo walwal.

waxa usii dheer qofka inuu waayo nafqada jirkiisa.

siigada sidoo kale raga waxay ku riddaa biyabax degdeg.

biyabaxa degdegga waa cudur dad badan hadda ay ka sheeganayaan.

taasna waxaa sabab u ah siigada, maqaarka guska ayay dareenka ka dishaa.

mid si fiican u kacsan ma noqon karo

illeen looguma talaggalin in gacanta lagu keeno biyaha manida ama shahwada.

siiba marka ay xoog tahay, xididaha guska oo dhan ayaa dhib soo gaaraya.

Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa
Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa

wuxuu waaynayaa dareenka dhabta ah ee galmada.

dhakhaatiirta waxay sheegaan gudaha siilka iyo gacanta farqi weyn ayaa u dhexeeya.

siilka gudihiisa waa sida baruurta oo kale waa jilcan yahay, ninka u barto gacanta inuu biyaha ku keeno kuma raaxaysan karo galinta cambarka.

dhibka seegada gaar kuma ah raga kaliya, dumarka xitaa dhib ayay u keenysaa siigada.

gabdhaha siigeysta iyaguna ma jecla galmada dabiiciga ah, sidoo kale gabadha walwal ayay u keenysaa.

dumarka siigada barto waxaa laga yaabaa inay noqdaan lesbiyaan naagaha ku raaxaysta naago kale, nin oo dhan ayay naagta nacaysaa

waxaa laga yaabaa gabadha bikaarada ah inay bikrada ku weyso siigeysiga.

maxaayeelay marka ay raaxada ka badato waxay is galin kartaa wax dhaawacayo bikaarada ama xuubka cambarka, mana dareemeyso raaxo darteed.

si kasteba waxaa laga rabaa wiilasha iyo gabdhaha inay iska ilaaliyaan siigada.

kana fogaadaan wixii kacsi u keeni kara oo ku xambaari kara siigeysashada.

daawo ma laha oo maanta kaa reebeyso siigada, waxaa kaliga kaa reebi karo inaad Alle si dhab ah uga baqdo, daawada siigada rasmiga waa taas, taasna waxay keenaysaa inaad ka dheereeto naagaha qaawan sidoo kale nimanka qaaqaawan iyo waxyaalaha kacsiga kuu keeni kara iyo kalinimada oo dhan, salaad iyo soon inaad badsato, ducadana waa lagama maarmaan. guud ahaan seegada dhib weyn ayay leedahay.

(وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ ‎﴿٥﴾‏ إِلَّا عَلَىٰ أَزْوَاجِهِمْ أَوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ ‎﴿٦﴾‏ فَمَنِ ابْتَغَىٰ وَرَاءَ ذَٰلِكَ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْعَادُونَ)

(Oo ah kuwa Furuujtooda Ilaaliya * Haweenkooda iyo waxay Hanatay Gacantoodu mooyee, lagurna Dagaalo Taas * Ruuxiise Doona waxaad wax ka Soo Hadhay kuwaasu waa Xad Gudbayaal

(ممارسة النساء للعادة فيها ضرر نفسي وجسدي، وربما يستمر هذا الضرر إلى ما بعد الزواج،  ويكون تأثيره في العلاقة بين الزوجين سلبيا)

(Seegada ay haweenka sameeyaan waxaa ku sugan dhibaato nafsi iyo dhinaca jirkaba, waxaaba laga yaabaa inuu sii socdo dhibkaas guurka kaddib, oona uu noqdo mid dhib u keenaya xiriirka ka dhexeeya lamaanaha).

 

Gabar 28 Jir Aan Ahay 15 Sano Ayaan Siigo Ku Jiray Guurka Kuma Raaxaysto

 

Geedka dhafaruur caafimaadka muxuu u taraa

Exit mobile version