Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya
Su’aasha:
Waxaan ahay arday jamacadeed sanadkii ugu horeeyay hadda kohor waxaan arday dhinaca wax barashada aad ugu fiican intaan aafada siigada ugu dhicin
Muddo waxaan kujiray siigadan 4 sano Nolashaydii iyo muqaalkii jidhkayga way baabiisay Maskax way burburisay waxaana cadayn u ah fashilka waxbarasho Aan kala kulmay jamacaada Inoo grade HOOSE keenay Ilaahada siigadii waan dayn kari lahay ilataliya Sideen maskaxdaydii fahmadeedii dib ugu helikarayaa Ila taliya
