Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Su’aasha:

walalyaal marka salan marka labad waxan maqlay siigada lagu siigaysto saabuunta guska dhib weyn ayay u kentaa qofka waxaa laga yaabaa inu naqdo madhalays arinkas maxa ka jira?

Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento
Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Jawaabta:

Saan dhowr jeer soo sheegnay siigada dhib ayay qofka u keentaa guud ahaan, xaga caafimaadka qofka siigaysta wuxuu noqonayaa qofka u jirran nasfi ahaan  kalsoonida ayaana ka dhumayso marka taas waa arin la og yahay.

marka su’aashaada aan usoo noqdo siigada saabuunta ama oomada ama shaambada iyo wixii kiimikaal ka samaysan shaki kama taagna inay dhibaato weyn u keenayaan xubinta taranka ninka, waayo kiimikada ay ka samaysan tahay saabuunta jirka gudaha inay gasho ma aha, qofka marka uu siigaysanayo ibta guska way furmaysaa waxaa galaya saabuunta waxaa laga yaabaa inay usii gudubto gudaha kaadimareenka marka waa halis mustaqbalka caafimaadka galmada ayay dhib u keenaysa.

xataa dumarka ku dhaqaya farjigooda saabuunta ma aha inay gudaha usii galiyaan saabuunta waayo isla dhibka ayay keeni kartaa.

waxaad arkaysaa saabuunta marka isha ay gasho inay gubayso oo balbal ay ku ridayso, taas waxaa sabab u ah kiimikada ku jirta.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

 

وقد ذكرنا عدة مرات أن فعل العادة السرية يسبب مشاكل للإنسان بشكل عام، فمن ناحية صحة الإنسان الذي يدخن يصاب بمرض نفسي وتفقد ثقته بنفسه، فتلك مسألة معروفة.

وعندما أعود إلى سؤالك فلا شك أن استماء الصابون أو الشامبو أو أي مادة كيميائية مصنوعة منه تسبب ضرراً كبيراً للأعضاء التناسلية الذكرية،

لأن المواد الكيميائية المصنوعة من الصابون لا ينبغي أن تدخل إلى الجسم عند قيام الإنسان بالعادة . القضيب، ينفتح ويدخل الصابون إلى مجرى البول،

مما يشكل خطراً على الصحة الجنسية في المستقبل. وحتى النساء اللاتي يغسلن مهبلهن بالصابون يجب ألا يضعن الصابون بداخله

لأنه يمكن أن يسبب نفس المشكلة. ويمكنك أن ترى أن الصابون عندما يدخل العين يحترق ويحترق، وذلك بسبب المادة الكيميائية الموجودة فيه.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More