Siigada qandho mey u keentaa qofku markey qabato?

Su’aasha:

Nio waanku salaamayaa marka hore horta sxbw badanaa su’aalahayga si kalsooni aanku soo weydiista markaan ku weydiinaayana ma aha inaan siigada ku faraxsanahay lkn dhib ay igu heyso darteed aankaala tashta adna waxaan kaaga baahanahay inaa talo fiican isiiso intaas ka dib sxbw waxaan isku arkay hadaan siigada iska dhaafo wey i qabata markay i qabatana jirkeyga dhan qandho ayaa koreyso waxaan dareemayaa qarqaryo guskana aad buu ii taagmayaa ilaa aan siigo ugu baxana qandhada iga hari meyso marka qof walba oo siigeysta ma sidaas buu qandho u dareemaa mise ani kaligey ey igu koonantahay teda kale adi waligaa ma siigeysatay jawab anku qanco ayaan kaa rabaa sxb mcn waakugu faanaa marwalbana wax aanku qanco ayaad iisheegtaa guula ku rajeynaa sxbky qaaliga.

Siigada qandho mey u keentaa qofku markey qabato?
Siigada qandho mey u keentaa qofku markey qabato?

Jawaabta:

Waligaa lama weydiiyo su’aal aan qiime lahayn haddaad faa’ido rabto webka wax fiican oo laga faa’idaysan karo soo weyddii.

Su’aashan waxay ahayd inaanan ka jawaabin maxaayeelay mar hore ayaan ka jawaabay.

Halkaan ka akhriso:

Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More