Siigada meqa maalin kadib ayan isbadal daremayaCaafimaadka - Health By Xasan adan On May 28, 2021 1,923 0Su’aasha:siigada marka an joojiyo anigo 10 sana waday meeqa maalin ama isbuuc ayaan isbadal kudareemi karaa.Siigada meqa maalin kadib ayan isbadal daremayaJawaabta:Marka hore siigada iska jooji oo go’aan adag ka qaado, markaas kaddib jirkaaga wuxuu kusoo noqonayaa sidiisii hore, waxaa laga yaabaa inay kugu qaadato labo sano oo kale, taas waxay ku xiran tahay sida uu yahay dhibka ay kuu geysatay, marka aad kasoo kabasanayso waxaad u baahan tahay cunto kugu kaalmayso, kasoo kabsashada waa midda ugu daran, si dhaqsi ayaad uga soo kabsan kartaa waliba marka aad cunayso cunto nafaqo leh. Dhibka siigadaJoojinta Siigada 0 1,923 Share