Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Su’aasha:

Siigada mental illness and brain fog miyay kenta hada mudo markan joojiyay waxyaalo badan oo hilmamay Ayan dib uxusuusta mar Marna empty mind Ayan dareema

Siigada mental illness and brain miyay keentaa
Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Jawaabta:

Siigada maskaxda dhaawac ayay u geysataa qofka markay ka badato, midda ugu weyn waa dambiga uu dareemayo markuu si qarsoodi xumaantaas ku samaynayo oo dadka uu ka shakinayo inay og yihiin, taas waxay keenaysaa inuu maanta oo dhan ka fikiro xishood iyo yaxyax, xataa marka uu dadka la hadlayo si toos uma qaabili karo, wuxuu u malaynayaa inay og yihiin inuu siigaysto, taas ayaa ugu daran waxa maskaxda qofka dhaawaco, mashquulkaas wuxuu keenayaa inuu qofka wax badan illaawo, teeda kale qofka marka uu siigaysanayo biyaha jirkiisa ayuu iska saarayaa, taas macanaheeda waa nafaqada jirka oo bilsaash lagu daadiyo, jirkiisa wuxuu waaynayaa vitamiino badan, taasna maskaxda way saamayn kartaa.

 

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

The handplay in the mind hurts a person when it is too much, the biggest one is the guilt he feels when he secretly does that evil and he suspects that people know about it, that makes him think about shame and embarrassment all day, even when he tells people. He can’t accept it directly, he thinks they know that he is vacuuming, that is the worst thing that hurts a person’s mind, that busyness makes him forget a lot, the other is that when he is vacuuming, he removes the water from his body, that’s what it means If the body is deprived of nutrients, the body loses many vitamins, and this can affect the brain.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More