Site icon Daruur درور

Siigada markaan bilaabay riyo waan iska waayay maxaa sabab u ah

Su’aasha:

Siigada Markaan Bilaabay Ilaa Iyo Hada Oon Iska Daayay Riyo Waan Iska Waayay Markaa Astaan Miyay Utahay Inay Shahwadu Iga Dhamaatay Sidoo Kale Dib Miyaan UHeli Karaa Shahwadaydii Igaga Baxday Siigada Waliba Qaab Dabeeci Ah

Siigada markaan bilaabay riyo waan iska waayay maxaa sabab u ah
Siigada markaan bilaabay riyo waan iska waayay maxaa sabab u ah

Jawaabta:

Qofka marka uu biyihiisa siigo ku bixinayo riyada inta badan kuma biyabaxo, maxaayeelay riyada waxay u timaadaa dadka aan siigaysanin ama dadka siigadoodu ay yar tahay, sababta riyada ay u timaado waa qofka inay biyaha si dabiici ah uga baxaan markay jirkiisa ku bataan taasna qofka wuxuu ka helaa nafis, marka adiga siigada ayaad badsatay.

Teeada kale waa laga yaabaa inaad dabiicigaaga kusoo noqoto haddaad siigada si toos ah u joojiso.

Exit mobile version