Siigada koriinka jirka ma joojisaa
Su’aasha:
Asc wllo waxaan ahay wiil 16jir ah waxaan waday siigada ilaa hal sano 24 hrs ba waxaan siigaystaa 5 jeer dr waxyaabaha aan isku Arkay waxaa kamid
1 caatonimo Ama dhuubni
2 waxaan isku Arkay inaan diciifo Ama ay lafahaygu daciifan jidhkayguna yaraado
3 waxaan isku Arkay indherer kaygu istaago oo dadkii Aan isdherer leekayn iga dheeradaan
Siigado lafaha Ama jidhka qofka may yaraysaa?
Siigadu dhererka qofka may joojisaa?
Siigadu caatonimo makeenta?
Jawaab wacan dr waanad mahadsan tahay
