Siigada joogtada loo sameeyo iyo tan halka mar

Su’aasha:

Walaal, waxaan rabaa su’aashan iiga jawaabtid, Siigada joogtada loo sameeyo iyo siigada isbuuciiba mar la sameeyo tee qasaaro badan maxaase laga dhaxli karaa.

Siigada joogtada loo sameeyo iyo tan halka mar
Siigada joogtada loo sameeyo iyo tan halka mar

Jawaabta:

Ninka marka uu siigaysanayo wuxuu ka saarayaa jirkiisa biyaha manida, marka haddii uu iska badiyo waad garan kartaa dhibka kasoo gaarayo biyahaas badan ka baxayo maalin walba, laakin marka uu isbuucii ku dhaco waa iska caddahay inay ka fududahay midda maalin kaste, waxaana kasii fiican qofka inuu ka fogaado, waayo raaxada siigada marka qofka uu barto kama hari karo, teeda kale markuu guursado waxaa laga yaabaa xaaskiisa inuu wax ka qaadi waayo illeen siigada ayuu u bartay, dumarka dhib ayay kala kulmaan ragga siigada u bartay, marka iska ilaali intaad awooddo wax kale isku mashquuli oo kaaga fiican falkas siigada.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More