Marka hore waxaan kuu soo jeedinayaa nasteexo ah inaad ka fogaato siigada, waa wax aad ka shallayan doontid, intaadan meel xun ku dhicin iska jooji siigada.
Kuma xirna waqtiga biyabaxa siigo ama galmo, waqtiga wuxuu u noqonayaa arrimo kale waxaa ka mid ah ninka muddada uusan biyabixin haddii qofka muddo dheer ugu dambaysay biyabax waqti fudud ayay biyaha uga baxayaan haddii uu maalin kaste galmo ama siigo sameeyo biyaha way soo daahaan.
Waxaa kaloo keeni kara kala duwanaata raga, rag waxaa jira biyabax degdeg qabo iyo rag aan sidaas ahayn.
Waxaa kaloo sabab u noqon karta raaxada xadka ka baxsan uu qofka dareemayo.