Site icon Daruur درور

Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan

Su’aasha:

Siigada iyo  filimada galmada ya dambi badan siigada markan iskudayo inan joojiyo Filimada majoojin karo hada Ramadhan aya lagu jira waqtigii aan tarawiixda iyo ciishaha aan tukan laha waxaan ayan dawada malinti indhaha dumarka kamalabi karo waxaan kacabsi qaba inan Malino Ramadhan siigaysto .

Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan
Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan

Jawaabta:

Filimada galmada waa sino la duubay, qofka fiirsanaya wuxuu daawanayaa cowro xaaraan ah in daawado, sidoo kale sino ayuu daawanayaa, waa dambi aad u foolxun oo qofka u keeni kara inuu sinaysto, sinada sahal ayay ka dhigaan fimada galamada, qofka dhalinyaraha marka uu barto daawshada filimada xunxnun, waxay ku noqonayaan balwad ama qabatin kama hari karo, waxay ku ridaan illow iyo maskax daciif wax ma qaban karo, sidoo kale dumarka indhaha kama laaban karo sidoo kale siigada iyagaa sabab u ah.

Ramadaanka waa bil towbad iyo cibaado waqtigaaga wanaag iyo khayr gali wax ku halaagaya haku dhamaynin, ciribta dambe ka feker, marka siigada waa dambi filimadana way kasii xun yihiin, waana halis oo sino albaab u ah.

 

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

 

يقول تعالى ناهيا عباده عن الزنا وعن مقاربته وهو مخالطة أسبابه ودواعيه ( ولا تقربوا الزنا إنه كان فاحشة ) أي ذنبا عظيما ( وساء سبيلا ) أي وبئس طريقا ومسلكا

أنَّ غلامًا شابًّا أتى النبيَّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم فقال : يا نبيَّ اللهِ أتأذنُ لي في الزنا ؟ فصاح الناسُ به , فقال النبيُّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم قَرِّبوهُ , ادْنُ فدنا حتى جلس بين يديْهِ , فقال النبيُّ عليه الصلاةُ والسلامُ : أتحبُّه لأُمِّكَ فقال : لا , جعلني اللهُ فداك , قال : كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه لِأمَّهاتِهم , أتحبُّه لابنتِك ؟ قال : لا ، جعلني اللهُ فداك قال : كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه لبناتِهم , أتحبُّه لأختِك ؟ وزاد ابنُ عوفٍ حتى ذكر العمَّةَ والخالةَ , وهو يقولُ في كلِّ واحدٍ لا , جعلني اللهُ فداك , وهو صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم يقولُ كذلك الناسُ لا يُحبُّونَه , وقالا جميعًا في حديثِهما – أعني ابنَ عوفٍ والراوي الآخرَ – : فوضع رسولُ اللهِ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم يدَه على صدرِه وقال : اللهمَّ طهِّرْ قلبَه واغفر ذنبَه وحصِّنْ فَرْجَه فلم يكن شيءٌ أبغضَ إليه منه . مصدر

Exit mobile version