Siigada hubintey iga daciifisay maxaan isku daaweeyaa
Siigada hubintey iga daciifisay maxaan isku daaweeyaa
Su’aasha:
Waxan aad u badsaday siigada maalin kaste waxan ku kor sigaystaa aflaanta wasmada waxan isku arkay guska inuu iga daciifay maba awoodo inaan si xoog u kacsado xog uma taagmo dhibkas ayaa i haysta xal ii keena. marka waxan idinka rabaa inaan si caadi noqdo sidii hore maxaan sameeyaa.

Jawaabta:
Waxaa xal kuu ah inaad ka joogsato waxaas oo dhan aad samaynayso, filimada xunxun waxay kugu ridayaan halkaag, waxaad nacaysaa galmada xalaasha ah oo dabiiiciga ah marka waxaa inaad ka fogaata.
dhibka waxaa kuu keenay xumaantaas markaad ka dheeraato waa laga yaabaa inay kuusoo noqoto awooddaas oo dabiiciga kuu ahyad siigada sidoo kale waxay kaa dishaa dareenka maskaxda, waxaad nacaysaa galmada dabiiciga ah waxaad rabtaa inaad biyaha siigo ku bixiso.
Marka qofka uu daawanayo filimada galmada maba ugu sii jirto wuxuu dareemayaa markuu arko naagaha qaaqaawan kacsi daran oo ku kallifaya inuu sii wado siigaysiga. marka aad ka dheeraato waxaad cunaysaa cuntooyinka fiican oo nafaqada leh sida hilibka ukunta saliid seytuunka qudaarta looska sisinta.
Shukaansiga ma xaaraan baa
There is a solution for you to stop doing all this, bad movies are putting you there, you hate natural and lawful sex so you should stay away from it.
The problem is that this evil has caused you when you stay away from it, it may return to that natural power that is dust and it also kills your mental feelings, you hate natural sex and you want to spend water with dust.
When a person watches sex movies, he feels when he sees naked women, he feels a strong arousal that compels him to continue having sex.
When you stay away from it, you eat good and nutritious foods such as meat, eggs, olive oil, vegetables, nuts, sesame seeds.