Siigada dad iska daayo ma jiraan mise waa been
Su’aasha:
Wallal waxaan layaabay waxaan arkaa dad dhahaayo siigada waan iska daayey ma runtood baa oo siigada wax la dayn karo matahay
2 inta aanan siigada bilaabin waxaan ahaa qof caadi ah waan kacsan jiray lkn kacsi biyo la iska keenaayo maanu ahayn marka hadaan iska daayo ma waxaan ulaabanayaa sidaydii hore mise mar walba inaa is ilaaliyo waaye
3 imisa ayay igu qaadanaysaa inaa iska daayo oo riyada ku biyo baxo
Oo caadi aan iskaga soo laabanaayo mahadsanid
