Site icon Daruur درور

Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay

Su’aasha:

Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay?

Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay
Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay

Jawaabta:

Dumarka inta badan way daahaan xiliga galmada ninka ayaa ka hormara ninka hadduu rabo xaaska inay hortiisa biyabaxdo ama ay hal mar isla biyabaxaan waxaa laga rabaa inuu badiyo istiiinka.

Gabar kaste meel ayay ka heshaa in laga taataabto ama laga salaaxo qofka waxaa laga rabaa inuu iyada waraysto, dumarka isku dareen ma aha jirkooda waa kala duwan yahay.

Istiinka badan wuxuu soo dhoweeyaa biyaha shahwada naagta marka ay si daran u kacdo ayuu bilaabayaa galmada dhabta ah oo labada xubin is galaya.

Faahfaahin dheeraad waxaad ka dhex raadin kartaa webka Daruur oo ku saabsan arrimahan.

Waxaa jira arrimo asaasi ah oo ku saabsan xiriirka ka dhexeeya ninka iyo naagta:

 

 

1- Fahamka dareenka
2- Jacaylka dhabta ah
3- Kalsoonida labada dhinac
4- Salaaxista iyo ku ciyaarista iyo istiinka
5- In lays weydiiyo arrimo aan la fahmin

 

هناك أمور أساسية في العلاقة بين الرجل والمرأة:

1- التفاهم في المشاعر
2- الحب الصادق
3- الثقة المتبادلة بين الطرفين
4- إطالة المداعبات والللعب في العلاقة
5- الاستفسار في الأمور التي تكون غير مفهومة

Sidee loo kiciya dareenka dumarka

Exit mobile version