Sidee lagu gartaa cudurka cusub Hantavirus

How can you detect the Hantavirus

qofka marka uu viruska Hantavirus ku dhaco wuxuu xanuunsanayaa muddo gaaraysaa shan maalmood ilaa toddobaad, cudurkan labo qof iskama qaadi kartaan sida la sheegay waxaa laga qaadaa jiirka ama doolliga cudurkaas ah Hantavirus qaba.

Sidee lagu gartaa cudurka cusub Hantavirus
Sidee lagu gartaa cudurka cusub Hantavirus

waxaa lagu gartaa Hantavirus qandho iyo jir xanuun iyo daal daran, maalmo kaddib wuxuu dareemayaa qofka uu ku dhaco neefta oo ciriiri ka gasha, mararka qaarkooda waxaa ku dhaco madax wareer iyo dhaxan iyo yaqyaqsi iyo shuban iyo mantag iyo calool xanuun.
caadi ahaan qofka qaba viruska iskuma arko hargab oo sanka oo diif  ka daadanaya iyo dhuun xanuun.
waxaa la dhahaa wuxuu jiray cudurkan waa hore ee ma aha cudur cusub.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More