Site icon Daruur درور

Sida loo daaweeyo dildillaaca cagaha

Jawga ama dildillaaca cagaha sida fudud loo daaweeyo.

Dad badan ayaa cagaha ka dildilaaca sidoo kale qallayl meel adag bay noqdaan haka walwalin si fudud ayaa loo daaweyn karaa arrintan waxaad keenaysaa baaf biyo waxaad ku qasaysaa xunbada saabuunta kaddib cagaha ayaad gelinaysaa waxaad ku haynasaa 20 daqiiqo kaddib waxaad adeegsanaysaa dhagax gaar ah oo gargar leh iwm.

Sida loo daaweeyo dildillaaca cagaha
Sida loo daaweeyo dildillaaca cagaha

waxaad ku hoolaysaa meesha dildilaacsan waad ku simaysaa kaddib cagaha ayaad qallajinaysaa waxaana fiican inaad mariso kareemka maqaarka jilciya oo laga helo farmashiya kaste Sidoo kale Liin dhanaan iyo malab laysku daray ayaad marin kartaa meeshaad ka marin lahayd kareemka muddo 2 saac kaddib waxaad marinaysaa vaseline waxaadna xiranaysaa sigsaan dhowr jeer haddaad sidaas samayso haddii Alle idmo waa ka raysanaysaa

Ereyda raadiska:

dildillaaca cagaha jawga, dilalaaca cagaha, lugaha, jeexjeexa lugaha, cagaha dildilaaco, lugta sida loo daaweeyo, daawada jawga

Exit mobile version