Sida loo daaweeyo dildillaaca cagaha
Jawga ama dildillaaca cagaha sida fudud loo daaweeyo.
Dad badan ayaa cagaha ka dildilaaca sidoo kale qallayl meel adag bay noqdaan haka walwalin si fudud ayaa loo daaweyn karaa arrintan waxaad keenaysaa baaf biyo waxaad ku qasaysaa xunbada saabuunta kaddib cagaha ayaad gelinaysaa waxaad ku haynasaa 20 daqiiqo kaddib waxaad adeegsanaysaa dhagax gaar ah oo gargar leh iwm.
