dad badan ayaa arrintan si kale u arkay, xitaa ku tiriyay inuu yahay qof ay wadato woladda soomaaliyeed, si ay ugu soo jiidato shacabka, ololaha cafi walaalkaaga waxaa la sheegayaa inuu yahay mid dowladda ay ka dambayso.
dadna waxay lee yihiin sheekh kenyaawi oo waa qof wadaad ah oo umadda soomaaliyeed khayr ula rabo, waxyaalahan uu samaynayo kama aha igu sawir ee waa kasoo fulay damiirkiisa.