Sheekh Kenyaawi oo Makhaayad iskusoo sawiray
Kenyaawi oo ka wado Muqdisho olahaha nabad iyo nolol, Kenyaawi wuxuu booqday RW Khayre aad baana loogu soo dhoweeyay xafiiska Khayre.
dad badan ayaa arrintan si kale u arkay, xitaa ku tiriyay inuu yahay qof ay wadato woladda soomaaliyeed, si ay ugu soo jiidato shacabka, ololaha cafi walaalkaaga waxaa la sheegayaa inuu yahay mid dowladda ay ka dambayso.

