Shakiga dumarka maxaa dhaliyo
Naagaha guud ahaan marka la guursado aad bay uga shakiyaan nimankooda, naagta waxay ka baqaysaa mar walba in naag kale lala guursado.
taas oo keenyasa ninka inuu ka mashquulo naagtiisa, hablaha shakiga way ku kala duwan yihiin, dumar waxaa jiro ninkooda haddii uu guriga kasoo daaho xitaa ka shakiya.
shakigaas waxaa laga yaabaa inuu guriga dumiyo.
teeda kale ninka waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa ka ilaaliyo waxyaalaha shakiga u keeno.