Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan
Su’aasha:
A S C, Marka hore waxan idin lee yahay dhamaan bahda.
Suaashaydu waxay tahay shahwada nin 35 jir oo balwada aad u isticmaala gaar ahaan jaadka iyo sigaarka iyo shahwada wiil 20 jir ah isaguna jaadka aa ku badnayn o marmar isticmaala marka shahwada labadooda kee baa u awood badan o si dhaqsi ah ku uurayn kara yacni ilmo ka dhali kara gabadh 26 jir ah

Jawaabta:
Tayada shahwada waxay ku xiran tahay caafimaadka ninka iyo cuntada uu cuno sidoo kale da’ yarida.
Qofkii jirkiisa caafimaad qaba oo cunto fiican cunayo wuxuu leeyahay shahwo tayo leh.
Hadduu yahay qof yar waaba kasii fiican tahay.
Halkan ka daawo geed dabiici ah oo kordhiya biyaha shahwada ninka
Sperm quality depends on the health of the man and the diet he eats, as well as his age.
A person who is physically healthy and eats well has high-quality sperm.
The younger he is, the better.