Site icon Daruur درور

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro

Sedex arrimood oo noloshaada haddaad samayso meel sare ayaad ka gaaraysaa waxbarashada.

qofka waxa baranaya ma heli karo waddo saxan uu keeni karta guul markuu seddexdan sameeyo mooyee.

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro
Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro

Midda koowaad waa inaad noqoto qof waqtigiisa aad u ilaaliya, hal daqiiqad haba ahaatee ha iska lumin.

waxyaalaha aad qabaynayso meel ku qoro inta aad ku jirto waxbarashada.

Midda labaad waxa aad baranayso buugaag badan oo kala duwan ka akhri.

si aad u noqoto qof si fiican uga salgaaray aqoonta aad ku takhasusayso.

Midda sedexaad inaadan noqonin qof islaweyn oo isu maleeya inuu aqoonta la rabay gaaray.

waayo haddii aad sidaas u malayso jaahil ayaad tahay, kamana faa’idaysid aqoontaada.  teeda kale jaamacad maanta waxay noqoto sida dugsiga sare oo kale, meel walba ayaa laga furay jaamacad.

marka waxaa la rabaa inaadan noqonin qof ay tahay dadkii jaamacad ayay dhiganayaan adigana dhigo, waa inaad leedahay ujeeddo sal ballaaran leh

Exit mobile version