Site icon Daruur درور

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada

Su’aasha:

cunug yar jiro labo sano saxaradiisa aad bay u uraysaa maxaa sababo ma cudur buu qabaa maxaa daawo u ah?

Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada
Saxarada caruurta urka badan sababaha iyo daawada

Jawaabta:

Ilmaha caanaha naaska nuugo saxaradooda ma urto inta badan, waxaa keena saxarada urka badan caloolfadhiga, iyo ilmaha la siiyo caanaha caadiga, xaarka marka uu aad ugu daaho mindhicirka ur daran ayuu yeelanaa aan go’aynin taasna waxaa sabab u ah xaarka daahay iyo bakteeriyada mindhicirada, marka ku dadaal in calooshiisa ay ahaato mid jilicsan ka ilaali in xaarkiisa uu adkaado ama uu noqdo xaar cagaaran, sidoo kale haddii uu ka dareemayo caloosha culeys waxaa fiican inaad baarto, taas waxaa lagu garan karaa oohinta badan.

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Babies who suck breast milk do not smell in their stools often, it is caused by the smelly stool of the stomach, and the baby is given normal milk, the stool when it is too late in the intestines it has a severe odor and this is due to late infections and bacteria in the intestines, when striving to keep their stomach from being soft and keep their stomach from hardening or becoming green, Also if he feels a strain in his stomach it is better to examine him, that can be recognized by crying a lot.

Exit mobile version