Site icon Daruur درور

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee

Sixir waa maxay

Sixir waa maxay

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee

Sawirka gabadhan waa sawir u muuqda qaab jin ah ama guulguul , laakin marka aad eegto sawirka adoo indhaha soo ururinaya waxaa kuu muuqanaya sawir ka duwan kan aad u jeedo.

isku day indhahaag soo laab adoo eegaya

waxaa kuu muuqanaya sawir gabar qosleysa ama dhoolacadeynaysa.

marka hore sawirka taabo oo guji kaddib wuu weynaanayaa markaas tijaabi arrinta.

Sawirka gabadha dadka ka yaabiyay
Sawirka gabadha dadka ka yaabiyay

sixir ma aha ee waa arrin lagu sameeyay barnaajimd PC, mararka qaarkooda PC waxaa lagu smeyn karaa wax indhasaracaad ah.

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

 

Exit mobile version