Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland

Sawiro ayaa lagu baahiyay baraha bulshada oo la sheegay inay yihiin kuwa laga qaaday warshad ku taallo waqooyiga soomaali Somaliland.



















waxaa ka muuqda warshadda inay soo saarto nacnaca ama macmacaanka caruurta jecel yihiin.
arrintaas oo tilmaamayso sopmaliland inay horay usii socoto