Sawirada dadka ku shahiiday New Zealand
Weerarka foosha xun ee lagu laayay Muslimiinta iyagoo masjidkooda ku tukanaya, wuxuu ahaa argagixis daran, aan la illaawi karin.
dad badan ayaa ku shahiiday oo kasoo jeeda dalal badan muslin ah.
Ilaahayhow muslinka nabadgali mee kastoo ay joogaan.
