Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada.
waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya Addis ababa .
Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya.


Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo.
Farmaajo wuxuu arrinkan ku muujinayaa inuu ka mid yahay shaqaalaha nadaafadda ee dalka Itoobiya.
Dalkiisa ayaa u baahan nadaafad iyo dhisme markaas ayuu xaaqayaa qashin dad kale leeyahay. waa sawirka hadduu sax yahay.