Sawira Sh. Umal ee kulanka Muqdisho
Wasaarada Owqaafta iyo arimaha diinta XFS ayaa soo agaasintay kulan lagu soo dhaweynayay Sheikh Maxamed Cabdi (Umal) oo ka mid ah culumada Soomaaliyed.










waxaa kasoo qaybgalay kulankaas culimo badan soomaaliyeed oo halkaas kusoo dhoweeyay sheekh umal.
sawirada halkaas laga soo qaaday oo kuwan ah iyo dadka martiada ka ahaa kulanka meesha ka dhacay.