Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin

Types of bed for children

Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin

Sariiraha dabaqa ee caruurta waxay ku habboon yihiin qoyska ku nool guri ciriiri.

Sariir dabaq ah
Sariir dabaq ah

haddii aad ku nooshahay guri yar caruurtaada waxaad u dhigi kartaa sariiraha dabaqa.

laakin haddaad ku nooshahay guuri waasac ah waxaa fiican inaadan adeegsanin sariiraha dabaqa.

sariiraha dabaqa waxaa la adeegsadaa marka ay daruuro kuu geyso.

shirkadaha sameeya inkastoo hadda ay soo saarayaan noocyo kala duwan oo aad u qurux badan.

waa kuwan sawirada iyagoo ah noocyo kala duwan

ceebta ay leeyihiin sariiraha isdulsaaran waa mid keeni karta inuu qofka markuu kasoo daganayo kasoo dhaco siiba marka kaadi uu usoo daganayo isagoo hurdaysan.

caruurta inta badan way daalaan dhaqdhaqaaqooda ayaa badan markay hurda  galaan oo ay kaadi usoo kacaan sariirta noocan ah waxa laga yaabaa inay soo dhacaan ama lugtooda sinbiriiraxdo.

marka haddaad rabto inaad adeegsato iibso nooc fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More