Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay?
Su’aasha:
Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka.
Jawaabta:
Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah.
Marka farqi ayaa u dhexeeya maris iyo siigo.
Waxaan ku dhihi lahaa nin dhalinyar ayaad tahay iska daa inaad marsato saliid macsaro waayo isma reebi kartid siigo ayaad ku dhacaysaa.