Site icon Daruur درور

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Su’aasha:

scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka
Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Jawaabta:

Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo cudur aan ahayn.
Kuwa cudurka aan ahayn waa:

sabaabo qofka sababsanaya sida xirashada dharka ciriirga ama dharka adag ama dharka midabka madow leh guud ahaan dharka aan ahayn dhar cad, dharka cad wuu yareeyaa kulaylka jirka dharka kalana wuu siyaadiyaa.
Waxaa kaloo jirka kululeeya cuntooyinka kulul ama cabitaana kulul
sidoo kale dhaqdhaaqa wuxuu kululeeyaa jirka aadanaha, waxaa kaloo qofka u keeni kara kulayl qorraxda marka jirkiisa ay ku dhacdo, sidoo kale kacsiga ama dareenka jirka ayuu kululeeyaa.
Waxaa kaloo keenaya walwalka iyo qalqalka sidoo kale naagta xiliga uurka ay qaadi rabto oo riminta ay diyaar u tahay waxaa la dhahaa xiliga ugxanta haweeneyda ay diyaar u tahay inay la falgasho uurqaadista, sidoo kale jirka dumarka waxaa kululeeya dhiiga caadada, waxaa kaloo keeni kara kulaylka dhidid la’aanta qofka marka uu dhidido jirkiisa wuu qaboobaa.
Sidoo kale waxaa dhici karta kulaylka inuu tilmaamayo jirro waana midka qandhada ah marka jiradaas noocyo badan ayay noqon kartaa waxaana lagu ogaan karaa baaritaan.

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

There are many causes of fever in the body, some are disease and some are non-disease. Those who are not infected are: cause the person to cause such as wearing thick clothes or tight clothes or dark colored clothes in general clothes other than white clothes, white clothes reduce body heat and clothes increase. The body is also warmed by hot foods or hot drinks Also, exercise heats the human body, it can also cause a person to get heat from the sun when it hits his body, and also the erection or the feeling of the body heats up. It also causes anxiety and restlessness when a woman wants to get pregnant and is ready to conceive. It is said that the time when the woman’s egg is ready to interact with pregnancy. Also, the body of a woman is heated by menstrual blood, and it can also cause the heat of sweat. When a person sweats, his body becomes cold. It can also happen that the heat indicates an illness and that is the fever when the illness can be of many types and can be diagnosed through a test.

Waxtarka hilibka idaha

Exit mobile version