Saaxibkayga fal xun ayuu igu sameeyay
Su’aasha:
shiikhow qof ayaa jiro mudo badan ayaan saaxiibo ahayn aad baan isugu kalsoonayn, laakin waxaan dareemay inuu xaasid yahay, waayo waxaan ku arkay asoo hadalo kaftan durmo ah igu dhahayo wuxuu ka xumanayaa waxa aan haysto shaqada iyo lacagta isoo gasha marka waxaan ku ogaaday inuu xaasid yahay qof ayuu ku siraystay hadal aniga i khuseeya dhowr jeerna waxaan ku arkay inuu dad igu nxamanayo hal qof ma aha.
ninkaas ixsaan weyn ayaan u qabtay halkan inaan ku sheego ma rabo laakin wuxuu igi abaalmariyay si aanan ka mudanin, gadaal dambe wuuba cadeystay inuu xaasid yahay si toos ah ayuu igu sheegay marka ninkaas haddaan ka fogaado diinta maxay ka qabtaa oo aan jaro.
