Site icon Daruur درور

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Su’aasha:

Sidaan 21 sano ugaley habeeno badan ayaan riyooyin arkaa qaar waan ilaawaa subaxdi markaan soo kaco qaarne waan xasuustaaa marka Riyooyinkaan tirada badan mexey yihiin caafimaad daro miyaa.

Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa
Riyooyinka tirada badan ma caafimaad darro baa

Jawaabta:

Riyada badan waxay tilmaamaysaa fikirka qofka iyo walwalka uu ku jiro, inta badan waxaa riyo badan arko dadka aad wax uga fikiro, sidoo kale marka aad maskax ahaan u mashquulsan tahay, waxaa kaloo ay ka dhalan kartaa cuntooyinka qaar oo keenaya qofka inuu galo hurdo qaab daran marka cudur ma aha jirrana ma aha, riyada waa dareen qofka ku jiro, dadka qaarkooda waxyaalaha noloshooda ku saabsan riyo ayay ku arkaan, waliba riyadooda way furantaa, dad waxaa jira riyo qarow iyo dhadhab ah arka oo aan macne lahayn.

 

Fasirka Riyada Naago Qaawan Iyo Dareenka Raaxada

 

Many dreams describe the person’s thoughts and worries, often many dreams are seen by people you think about, also when you are mentally busy, it can also result in some foods that cause the person to go into a severe sleep when there is no disease and it is not sick, dream is a feeling in the person, Some people see the things of their life in dreams, and their dreams are opened up. There are people who see dreams that are meaningless.

Exit mobile version