Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan
Su'aalaha
Su’aasha:
Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan sida riyooyinka xun xun.
Jawaabta:
Riyooyinka aadka u xun oo naxdinta leh lagama jawaabo mararka qaar qofka waxaa loogu nasteexeeyaa inuusan sheegin, webka waxaad ka heli kartaa sida loola tacaamulo riyada xun, qofkii arko riyo xun waxa laga rabo inuu sameeyo.
Laakin haddii riyada ay digniin wadato qofka waa loo fasiraa waxaa dhici karta in Alle sabab uga dhigo fasirkaas siduu uga badbaadi lahaa riyada fasirka ay wadato.