Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan

Su’aasha:

Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan sida riyooyinka xun xun.

Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan
Riyooyin oo aadan ka jawaabin miyaa jira aad ka aamustaan

Jawaabta:

Riyooyinka aadka u xun oo naxdinta leh lagama jawaabo mararka qaar qofka waxaa loogu nasteexeeyaa inuusan sheegin, webka waxaad ka heli kartaa sida loola tacaamulo riyada xun, qofkii arko riyo xun waxa laga rabo inuu sameeyo.

Laakin haddii riyada ay digniin wadato qofka waa loo fasiraa waxaa dhici karta in Alle sabab uga dhigo fasirkaas siduu uga badbaadi lahaa riyada fasirka ay wadato.

Riyooyin waxaa jira aad mooddo inay xun yihiin oo wax lagaaga digayo marka laguu fasiro waxaa laga yaabaa waxaas inaad iska ilaaliso.

You might also like
1 Comment
  1. Qof maaddiga u sahlan quraankana ku adag maxaa daawo u ah
    Xafsa says

    Asc wall waxanku riyoday ano libax dilaya manadhiman libaxa aara wana kadhuntay aaqir

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More