Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso

Su’aasha:

asc Wll waxaan kuriyooday anigoo lee dhahayo xabsi ayaad galeysaa sidoo kalena qof caan ahna hab ayaan siinaya markaa xabsiga usocday xabsiga maan arkin sidookalena magalin oo xabsiga waa galee oo kaliya leegu dhahay riyadana halkaas ku ekeyd.

Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso
Riyo xabsi iyo qof caan ah ood hab siinayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin muhim ah aad ku mashquuli doonto shaqo ama waxbarasho ama guur, guud ahaan waa wax aad gacanta la gali doonto, xabsi toos  ma aha waa wax ku reebaya oo noqon kara waxyaalaha aan soo sheegnay mid ka mid ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More