Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga nin ayaa waan ka shakiyay inuu rabo inuu xado wiil yar jaar nahay reerki dhalay ilamaha u yeedhay qabsada inankiina yar yaan ninkani idinka xadine
Waan ka cararay ninki gurigi ilamaha yar reerkoodi ayaan galay walaalkay ayaa i qariyay meel ayaan galay waxooga ka dib waan soo baxay waxaan dibada ku arkay wiil aan habrawadaag nahay oo ninkii ilmaha xadayay ayay saxiib yihiin wuxu u sheegay wixii aan ku sameeyay waan ka soo baxay gurigii anoo wadada soo socda waxa I eryaday gaadhi taxi ah waan carar tukaan ayaan ka galay isagii ayaa dhaawac noqday waan iska cafiyay

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo xoogaa laga yaabo inaad ka walwalsho
Waxayna la xiriiraan nin rabo inuu wax kaa ogaado ama rabo inuu dhib kugu sameeyo
Riyada waxay kaaga digaysaa nimanka aad ka shakisan tahay
Waxaa lagaa rabaa inaad ka fogaato raga xunxun
Halkan ka daawo riyada tuugga guud ahaan
Dreaming describes things that you may be a little worried about
They are related to a man who wants to know about you or wants to do you harm.
The dream warns you about the men you suspect
You are required to stay away from bad men