Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xafiis waxa nala joogay maamuulka shaqada oo la badalay wuxu ii saxeexay warqad aan uga baahna waxaan ku leeyahay muu shaqaynayaaa saxeexani hada markaasu igu yidhi Haa ee isug wuu iga baxay waxa ii soo galay maamulaha cusub oo leh meeday inanti wax doonaysay waxaan ku leeyahay waxaan doonaya inaan jaamacad master ka barto wuu i waraysatay waxaan uga sheekeeyay waqtigii aan dhameeyay jaamacada wuxu igu jawaabay adiga waa la fulinaya codsigaaga hada lagu siinaya waxbarasho free ah waxaan waydiistay lacag kordhin ahyd wuxu igu leeyahay lacag ma hayo ana aan leeyahay xaqayga ha igu qabsan

Riyo maamule warqad ii saxiixayo
Riyo maamule warqad ii saxiixayo

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa arrin aad fulin rabtay inay kuu hagaagayso

Waxaad ka gaari doontaa muraadkaaga iyo dantaada.

Waa riyo wanaagsan.

 

Halkan ka daawo fasirka riyooyinka

 

This dream indicates that something you wanted to accomplish will go well for you

You will achieve your goals and interests.

It is a good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More