Riyo maamul shir aan kula jiro

Riyo maamul shir aan kula jiro

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday aniga iyo shaqaale kale oo kula jirnna  shir maamulka u sareeya ayuu wuxuu miis ku tufaya xanjo uu cunayay maamulka ka hooseya ayuu ku qayliyay qaad xanjadan dhakhso maanan adiga kula hadlayn dhakhso qaad Riyada dhexdeeda shaqaalihii wada hadlaya ayuu noo yeedhay hadana kaalaya shir ayaynu leenahay   hadana sidii hore ayuu sameeyay oo ah #(maamulka u sareeya ayuu wuxuu miis ku tufaya xanjo uu cunayay maamulka ka hooseya ayuu ku qayliyay qaad xanjadan dhakhso maanan adiga kula hadlayn dhakhso qaad)
Markii danbe waxa qaday inan shaqalaha ka mida mar akhtara meesha taalay ku duubtay oo daaqada ayay ka tuurtay

Riyo maamul shir aan kula jiro
Riyo maamul shir aan kula jiro

Fasirka:

Riyada waxay u badan tahay inay la xiriirto arrimo aad ka fikirayso oo maskaxdaada ku jiro

Waxaa laga yaabaa shaqada ama dadka aad la joogto inay waqti badan kaa qaadanayaan

oo maskaxdaada ay ka buuxaan waxyaalaha idin dhexmaro

 

Riyada kugu soo noqnoqota halkan ka daawo

 

Dreaming is likely to be related to issues you are thinking about in your mind

You may be spending more time at work or with your partners

and your mind is full of things between you

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More