Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga hotel cunaya cunto waxaan la socdaa walashay iyo hablo ay saaxibo yihiin aniga iyo walashay waaxan cunaya roodhi iyo hilib duqad ah 3nooc oo shigni hablo kale waxay cunayaan Roodhi iyo beans waxaan cabaynaa shaah iyo sharaab waxa noo timi hooyo oo leh maxad ka doontay hotel naa iga qabo tuunbadan aan dhaamiyo hotelkan biyihiisa anaa kacay waxaan ku soo riday foosto meesha taalay.

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda
Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad dad qaraabada ay qaban doonaan.

Aroos ama munaasabad kale farxad leh ayaa laga yaabaa inay noqoto.

 

 

Halkan ka daawo riyada cuntada bisil

 

The dream indicates an event that relatives will hold.

It could be a wedding or other happy event.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More